7th September 2024  admin  Category :

Sarkaal reer ” SANAAG ah oo darajadii uu shaqaystay laysku dayey in la bililiqaysto

Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya oo ay reer ka shaqeeyaan ayaa baahisay in Askariga Kaalinta 1aad ka galay Tababarka ciidamada cirka ee ay Qatar tababartay, magaciisa ku sheegtay Cabdullaahi Xuseen Xasan oo tababarka wax ka qaatay, kana soo jeeda beesha Madaxwene Culusoow .Halka Tv-ga dawladda Qatar oo tababarka bixisayna ay sheegtay in Askariga kaalinta 1-aad galay uu yahay Siciid Cali Cabdalla, oo kasoo jeeda gobalka Sanaag (Puntland) ee Soomaaliya.Talaabada ay qaaday Villa Somalia ayaa ka dhigan in laga been sheegay darajada Imtixaanka ee ay Askarta tababaranaysay keeneen.

Hoos ka akhriso qoraalka uu Wiilka aabihiis ku soo qoray baraha bulshada markii ay caddalad daradani dhacday, Hadda Mooraddii Villa Wardhiigleey waa ka laabteen biliqadii idaad hoos ka akhrisan doontaan

Watbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa baahisay in Askariga Kaalinta 1aad ka galay Tababarka ciidamada cirka ee ay dawladda Qatar tababartay, magaciisa ku sheegtay Cabdullaahi Xuseen Xasan oo tababarka wax ka qaatay, kana soo jeeda beesha MW Xassan Culusoow .Halka Tv-ga dawladda Qatar oo tababarka bixisayna ay sheegtay in Askariga kaalinta 1-aad galay uu yahay Siciid Cali Cabdalla, oo kasoo jeeda gobalka Sanaag (Puntland) ee Soomaaliya.Talaabada ay qaaday Villa Somalia ayaa ka dhigan in laga been sheegay darajada Imtixaanka ee ay Askarta tababaranaysay keeneen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*