14th March 2026  admin  Category :

Deni iyo Axmwed Madoone waa ku khasban yihiin inay Vilaa Soomaaliya tagaan

 Waiiru Dowlaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi oo maanta shir jaraa’id u qabtay warbaahinta, ayaa sheegay in madaxda Jubbland iyo Puntland ay ku khasban yihiin inay Villa Wardhiigleey tagayeen . Sidoo kalena Xildhibaanada ka fikrada duwan oo intooda badan ka soo jeedaan mamulada Jubbaland iyo Puntland ayuu ku sheegay inay yihiin Saaqidiin. Wasiirkan ayaa intaas raaciyey inuu u shaqeeyo qabiilkiisa iyo Galmudug

Wasiirul dawlahan wuxuu hoos tagaa wasiirka Difaaca Fiqi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*