![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/03/ET0FEKfXgAEfbio-624x303.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Abiy Axmed ayaa Soomaaliya ka reebay deeqihii Caafimaad ee ninka ugu taajirsan Shiinaha Jack Ma ugu deeqay Afrika. Deeqdan ayaa Afrika loo soo mariyey Dalka Itoobiya. Dhamaan wadamada geeska Afrika oo aan ka aahayn Soomaaliya caawa waa loo diray deeqahan caafimaad , Laaakinse maantaSoomaaliya waxay Itoobiya ka heshay diyaarad qaad ah
Siyaasadda Itoobiya ee dalka Soomaaliya laga soo bilaabo Menelik II ilaa Abiy Axmed waa isku mid isma bedesho kuma xirna Jacaylka Madaxweyne Farmaajo u qabo Itoobiya inta uu gaarsiisan yahaay ee waa dal jiritaanka Soomaaliya shaki geliya mararka qaarkood
![Image may contain: 1 person, possible text that says 'Abiy Ahmed Ali @AbiyAhme... 1h Following receipt of #COVID19 prevention materials from @JackMa, am pleased to share that with the able leadership at @flyethiopian and the committee set up to oversee the #Africa distribution, the first shipment of will go out tonight to #Egypt, #Sudan, #Eritrea & #Djibouti.'](https://scontent-bos3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/90248468_10219520918788073_3103301720344625152_n.jpg?_nc_cat=111&_nc_sid=110474&_nc_eui2=AeETWa94hHUiAomEaW9d0wIK3aqKxcQWFhjHBhkXhaG9Oa1DS-pHYbapNBdsQPG2Im_CcJd9mnyRuklKs3Mwr4k6LMbRZ9lBeNfuTMKuKsYZ0Q&_nc_ohc=11aH4xr_IwUAX_gYWDs&_nc_ht=scontent-bos3-1.xx&oh=cd1efa2212760a835da2f1e11527627d&oe=5E9D3312)