23rd December 2024  admin  Category :

Qaabilaada Xildhibaanada Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad, Mudane Mohamed Mohamoud Isse, iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Puntland, ayaa caawa ka qeyb-galay kulan ay Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda, Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ku qaabileen Xildhibaanada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*