5th February 2025 admin Category :
Cabdixakiin Camey Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland wuxuu sheegay in aan dagaalka Tukaraq istaagi doonin inta maleeshiyaadka SNM ay ku sugan yihiin taako kamid ah xuduudaha Puntland,isagoo caddeeyay in aysan waxba iska beddelin mowqifkoodii ku aaddanaa xoraynta
https://youtu.be/LEZLfCDks74