![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/07/isaaq-1024x683-624x416.jpg)
3rd February 2025 admin Category :
Dawladda Puntland oo Beenisey War Ka Soo Yeeray Maamulka SNM
Dowladda Puntland oo war saxaafadeed goor dhoweyd oo maanta ah warbaahinta u qabatay ayaa war ka soo saartay xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo hadalo dhowaan ka soo yeeray maamulka Soomaaliland oo gacanta kuhaya Tukaraq.