6th February 2025 admin Category :
Dawladda Puntland iyo Imaaraadka oo heshiis kala saxiixday
Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goob joog ka noqday Heshiis is afgarad oo ku saabsan Maalgashiga iyo Balaarinta Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Kaas oo Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ay la gashay Shirkad maalgashi oo fadhigeedu yahay Imaaraadka.