16th January 2025 admin Category :
Haddanu Majeerteen nahay Xasan Sheekh ayaan kula soconaa sida uu wax u wado
Abdiqafaar Xaange, Wasiir ku xigeenka Maaliyada DFS ahna Xildhibaan laga so doorto Puntland, abtina u ah Ilma Diyaano ayaa waraysi uu siiyey mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho wuxuu ku sheegay in Madaxweyne Xasan Culusoow uu ku sax san yahay Cunaqabataynta lagu hayo Puntland