
29th March 2025 admin Category :
Odayaasha dhaqanka beesha Duduble ee (Maxamuud Hiraab) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo culus u soo jeediyey Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Al-Cadaala iyo beesha Saleebaan, gaar ahaan macawiisleyda degan degmada Baxdo.