19th September 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Natiijada Shirkii Siyaasiyiinta Beelaha  Hawiye ee Magaalada Nairobi

Xubnaha siyaasiynta Hawiye ee  ka qeyb galaya shirka magaalada Nairobi ka furmay waxaa kamid ah  Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Ilays Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali, Wasiiro horey uga tirsanaa Xukuumada Kheyre, Taliyihii hore ee NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, iyo xubno kale.

https://youtu.be/EMa0o7dha-w

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*