7th September 2024  admin  Category :

Natiijada horudhaca ee doorasho shalay ka dhacday Puntland oo la shaaciyey

4 Saac ka hor

Guddiga doorashada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray natiijada hordhaca ah ee doorashadii golayaasha degaanka ee shalay laga qabtay degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo ee gobolka Nugaal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*