19th September 2024  admin  Category :

Muxuu yahay markabka dagaal ee uu Mareykanku u diray Afrika?

Markabka USS Hershel “Woody” Williams, oo ah markab ka tirsan maraakiibta ciidamada badda ee Mareykanka oo loo xilsaaray aagga Taliska Mareykanka ee Afrika (Africom) si loo dhiso iskaashi isla markaana loo xoojiyo xiriirka Maraykanka iyo Afrika.

Hase ahaatee Markabka oo dhawaan gaadhay galbeedka Afrika ayaa la kulmay caqabado kala duwan oo ka mid yihiin xasilooni darro siyaasadeed iyo afgambiyo militari oo galbeedka Afrika ka jira, iyada oo sidoo kale ay sii xoogaysanayso awoodda Ruushka ee Afrika, warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*