Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

23rd February 2025 admin
Xildhibaannada dhawaan la doortay ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ku qul-qulaya teendhada Afisyooni, halkaas oo saacadaha soo socda lagu dhaarin doono, waxaana la adkeeyay ammaanka xarunta Afisyooni, iyadoo la xiray waddooyinka ka agdhow agagaarka Garoonka Aadan Cadde. Waxaa la …

23rd February 2025 admin
Daawo muuqaal laga soo duubay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag …

23rd February 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 62-aad ee aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed u diray qeybaha ciidammada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka …

23rd February 2025 admin
Shacabwaynaha Magaaladda Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa Saaka isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta ee Duleedka Degmadda Badhan halkaas soo Saladda Roobdoonta lagu tukaday. …