Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

24th February 2025 admin
Madaxweyne ku xigeenka Midawga Yurub iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ku kulmay Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu halkaas safar ku tegey Josep Borrel oo ah madaxweyne ku xigeenka Midawga Yurub ahna diblomaasiga ugu sarreeya Midawga Yurub …

24th February 2025 admin
Hoos ka daawo: ISMAACIIL XAAJI WARSAME oo ka faaloonaya kooxda Aaranjaan, Ciidamada PSF, Taraha Madaxtooyada Puntland, Dimoqraadiyeynta Qof-iyo-Cod & muddo xileedka dhammaanaya ee Madaxweyne Deni …

24th February 2025 admin
Wasiirka Diinta Oo Qaabilay Xubno Ka Socday Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa maanta xafiiskiisa …

24th February 2025 admin
Duqeymo dhanka cirka ah oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Tigray Dhakhaatiirta gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in duqeymo diyaaradeed ay ku dhinteen afar qof. Xoogagga Tigreega ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda inay weerarradaas fuliyeen.…