Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th February 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa looga …

26th February 2025 admin
Muuqaalka waa ka aamuseen madaxda Somaaliyeed iyo warbbaahinta ku magcaaban ” Warbaahinta Qaranka oo ay halka reer ka wada shaqeeyaan. Maanta magaalada Laascaanood ee Xarunra Gobolka Sool waxa lagu soo bandhigay Calankii ugu dhererka badnaa lixdan iyo sadexdii sano ee …

26th February 2025 admin
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood. Soo dhaweeynta ayaa aheeyd mid aan loo kala harin, iyadoo dadka ay lullayeen callanka Soomaaliyeed, waxaana dabeesha raacay calankii SNMta ay la wareegayeen. Awalba Isaaq waxaa Laascaanood …

26th February 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, kaasi oo lagu soo afjarayo Khawaarijta ku dhuumaaleysaneysa magaalada …