Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

11th May 2025 admin
Isaaqoow lacag nagu siiya inaanu soo xirno xadka si ay Ciidamadeenu u gaaraan Ceelaayo, “Tukaraq iyo Taleex oo ay beesha aan ka soo jeedaa degto gacanta ayaan ku dhignay” . Ina cali koore horay wuxuu u sheegay in awoowihiis, Talyaaniga …

11th May 2025 admin
Culumada Koonfurta Soomaaliya Oo Ka Digay Xabaalaha Hargeysa Lagu Soo Bandhigo. Culimada Soomaaliyeed sidoo kale waa inay Bulshada ka wacyi geliyaan in gacan ku dhiigle Mujaahid ahayn. Hobol qori qaatayna uuna Mujaahid ahayn https://youtu.be/FotlVh7QLSA https://allsanaag.com/waqooyiga-yaa-la-xasuuqay-yaa-wax-xasuuqay/…

11th May 2025 admin
Qalabkii Daamurka iyo Jayga lagu saari laha jidka barakaysan ee CeelDaahir Ceergaabo ayaa qeybtisii kowaad maanta soo gaartay Boosaaso. Hal ku dhigii Madaxweyne Gaas ee Puntland ha isku tashato oo uu ka mid ahaa jidkii uu dhagaxa dhigay ee Ceel …

11th May 2025 admin
War murtiyadeed Laga soo Saaray Shirkii Gollaha Amniga Qaranka Kaasi Oo Ay yeesheen Madaxda Dowlada Fedaraalka iyo Madaxda Dowlada Gobaleedyada Iyo Gobolka Banaadir Hoos ka daawo afhayeen Cabdifataax Bide Awaare oo akgrinaya warmurtiyeedkan …