Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

9th May 2025 admin
Muuse Biixi Dhulbahante ayuu mideeyay taas oo ah mid aan fiicneen, sidaa waxaa yiri mid ka mid ah SNMta. Hadaba, maamulka Hargeeysa siyaasiyiintooda ayaa waqti badan galliyey sidii ay cadaw isaga dhigi lahaayeen beesha Dhulbahante gudohooda si danahooda guracan ay …

9th May 2025 admin
Shaqsiga muuqaalka hoose lagu wareesanayo ayaa sheegtay inuu ka soo jeedo deegaanada ay deggan yihiin beesha Warsangeli, wuxuuna dadka ka dhaadhicinayaa in beesha Warsangeli ay ka tirsantahay maamulka Hargeeysa. Hasa ahaatee, ninkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda beesha Habar …

9th May 2025 admin
Mukulaashu meelaheeda ha midhaafto. MA METELO BULSHADEENA MA METELO https://youtu.be/19WLpmamz6A …

9th May 2025 admin
Harti oo wacad ku maray inuu Isaaq ka xoraynayo xero Dhulbahante Siciid Uurcad, oo ah siyaasi ka soo jeeda beesha Harti ayaa ku goodiyey inay ka saari doonaan SNM dhulka ay xooga ku haysato ayna la kulmi doonaan cudud aan …