Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

8th May 2025 admin
Maamulka G.Haylaan Oo Ka Qayb Qaatay Furida Wadooyin Xidhnaa Ee Degmada Buraan …

8th May 2025 admin
Ahlusunna oo war kasoo saartay dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb Hogaanka sare ee Ahlusunna Waljamaaca ee dhawaan isku dhiibay Ciidanka dowladda Federaalka ayaa ka hadlay dagaalkii Magaalada Dhuusamareeb ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlusunna. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Sheekh Maxamed …

8th May 2025 admin
Daawo Xildhibaan Cabdulaahi Shaacir Su’aasha uu waydiiyey Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya, Intaanu wasiirka ka jawaabin su’aashii ahayd waa maxay sababta beelaha Hawiye iyo Raxanweyn lagu qurxinayo dibadda loogu diraa oo qura ,oo looga reebaa beelaha kale ee Soomaaliyeed wuxuuba ka hadli …

8th May 2025 admin
Waa Warbixin soo koobeysa cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro …