19th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa dhaleecayn dhanka internetka ah la kulmay ka dib markii uu boggiisa rasmiga ah ee Twitter uu soo dhigay sawir marin habaabin ah oo ku saabsan buuraha Rwenzori isagoo isku dayaya inuu muujiyo quruxda buurta.

Madaxweynaha ayaa halkii uu soo bandhigi lahaa buuraha Rwenzori, waxa uu shaaciyay sawirro muujinaya buurta Sefton – oo ku taalla dalka New Zealand.

Dadka isticmaala baraha bulshada gaar ahaan barta twitter-ka ayaa dhaleecayn u soo jeediyay madaxweynaha iyaga oo ugu baaqay inuu sawirada khaldan meesha ka saaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*