19th October 2024  admin  Category :

“Anigaa oradka qaaday, laakiinse gabdhihii Gaarigii Ciidanka lagu  qaaday ayaa la yiri waa guulaysteen sidaa waxa sheegtay Maryan Nuux oo ka qeyb gashay Tartanka Orodka Gaaban ” Labo Gabar ayaan arkay oo Gaari Ciidan lagu soo qaaday,halkan markaan imid Waxaa la ii sheegay in ay iga soo hormareyn,laakiinse Gudiga ayaa ii sheegay in Kaalinta Koowaad Aniga lay siinayo”

Sadbursiga Muqdisho yaalaa wuxuu marayaa in gabdho Soomaaiyeed oo wada tartamaya in midda reer Habel  inta gaari qabow ku daaran yahay oo Jaaato lagu dhex cunayo lagu soo qaado la yiraahdo iyadaa guuaysatay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*