19th October 2024  admin  Category :

Mudaaharaadyo ayaa ka socda magaalooyinka Xingalool iyo Ceelbuh taas oo lagu taageerayo saraakiisha iyo ciidanka ka soo goostay maamulka Hargeeysa kuwaas oo diiday ineey dadkooda soo laayaan.

Ciidanka soo goostay ayaa gaaraya 600 oo askari iyo saraakiishii watay. Arrintaas iyada ah ayaa waxaa soo dhaweeyey dhammaan dadka deegaanka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*