
19th May 2025 admin Category :
Waxaa maanta Dekeda Magaalada Boosaaso ku soo Xirtay Markab Siday Mucaawino isugu jirta Raashin iyo Agab kala duwan oo loogu talaga galay dadka tabaalaysan oo ku nool deeganada Puntland iyo sido kale dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Mucaawinada oo ka timid Dalka Isutaga Emaraadka Carabta Gaar ahaan Hayadda Bisha Cas Waana Mucaawino ka kooban 220Ton.