16th September 2024  admin  Category :

Faroole iyo Kooxdiisu ma ku guulaysan doonaan inay Mooshin ka keenaan Dhooba daareed, oo ay  Gudoonka Baarlamaanka Puntland u dhiibtaan sida ay sheegeen siyaasi ka soo jeeda beesha Leelkase. Labaatankii sano ee Puntland jirtay ma jirin Gudoomiye Baarlamaan oo waqtigiisa dhamaystay. Mana jirin madaxweyne Puntland oo Mooshin laga keenay. labada  waxa  mid fududeeyey midna adkeeyey waa Xildhibaanada reer Sool.

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Image may contain: 1 person, text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*