26th November 2024 admin Category :
Ninkii shalay Musuqmaasaqan sameeyey ayaa maanta Dawladnimo ka hadlaya.
WasiirkIii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ka mid ah Kurayda Damuljadiid oo dhowaan ku guulaystay mid ka mid ah Xildhibanada beesha Habargidir ee ka mid noqonaya Baarlamaanka soo socda. Ayaa sidan ku soo baxay;
Odowaa, Ninkii la tartamayey oo lagu magcaabo Dhegacade iyo 51kii Oday oo kala dooran lahaa labadan Musharax ayaa Odowaa diyaarad ka soo wada saaray Muqdisho , waxayna yimaadeen Gurigii ay doorashadu ka socotay ee magaalada Cadaado. 51 Oday ayaa la yiri bilaaba doorashada oo kala reeba Dhegacade iyo Odowaa. 46 cod waxay siiyeen Odowaa oo ku guulaystay Xildhibaanimada. Markii doorashadii dhamaatay Odowaa, Dhegacade iyo Odayaddi oo ay diyaaraddii la socdeen ku sugaysay garoonka Cadaado dib ayeey Muqdisho ugu laabteen isala galabtiiba
Maanta ninkii doorashada Mooryaamimada ah ku soo baxay ayaa dawladnimo iyo maamul ka hadlaya
https://youtu.be/kenU8UdBuaA