16th September 2024  admin  Category :

Puntland oo beenisay duqeyn ay sheegatay dowladda federaalka

Maamulka Puntland ayaa qoraal u soo saaray ku sheegay inaysan jirin weerar ay ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka fuliyeen Buuraleyda Calmadow.

Jawaabtan ayaa timid kadib markii Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in duqayn ay iska kaashadeen saaxiibada caalamiga ah, ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogeyaasha kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa wareysigan waxaa la yeelatay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac, waxayna weydiisay ujeedka war-saxaafadeedka ay maanta soo saartay Puntland ay maanta soo saartay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*