19th September 2024  admin  Category :

Masuuliyiin katirsan Dowladda Puntland ayaa degmada Badhan ku soodhaweeyay Cutubyadii ugu danbeeyay ciidankii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag iyo gaadiidkoodii dagaal waxayna ku soo biireen ciidamada difaaca Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*