25th December 2024  admin  Category :

Museven oo khudbad ay madaxda Soomaaliyeed madaxa hoos u rogteen u jeediyey

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museven, ayaa si wayn u ceebeeyay MD Hassan Culusoow & kooxdii raacsay!! Musafani “Hub waa idiin soo iibin karnaa, dharka ciidanka waa idiin soo gadi karnaa, xataa cuntadu dhib waan wadaagi karnaa, laakiin Mushahar idinkama bixin karno” “Ciidankiinuna kuma jiri karaan in bilba dal kale aad mushahar uga doontaan sida UAE, Qatar & Turkey

Goorma ayaad nabad helaysaan ilayn nabad baad u baahan tihiine” “Tusaale ahaan haddii aan ahay nin faqiir ah oo aan doonayo inaan gurigayga daafacdo caruurtayda iyo dadkayga ayaan abaabulayaa oo leeyahay aan difaacano gurigeena, sababtoo ah nabad baan u baahanahayā€¯ Fasiraada laga bixin karo Hadalkaan waa in MD Hassan Sheikh uu Uganda u aaday inuu kaso qaato Mushaarka ciidanka Bishaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*