21st December 2024  admin  Category :

Maxkamadda militeriga Soomaaliya oo xukun ku ridday ‘xaaska hoggaamiyaha Daacish’

Maxkamadda militeriga ee Soomaaliya ayaa 8 sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay inay aheyd xaaska hoggaamiyaha IS ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin.

Maxkamadda militeriga waxay sidoo kale sheegtay in haweeneydan ay qaabilsaneyd lacg u diridda kooxda .

Fartuun Cabdiqaadir oo isticmaaleysay “magacyada kala ah (Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa) ayaa loo soo xeray kamid ahaanshiyaha Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta 21/03/2022”, sida ay baahisay warbaahinta dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*