8th May 2025 admin Category :
Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa qudbado ka jeediyey xiritaanka shirka kadib markii maalmo loo fadhiyey sidii loo xallin lahaa qodobadii la isku hayey taas oo la sheegay in markii danbe laga gaaray heshiis.