25th October 2024  admin  Category :

Maxay tahay siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Afrika?

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa shalay khudbad si weyn loo sugayey ka jeediyey magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, isagoo sheegay in Maraykanku uu doonayo iskaashi dhab ah oo ay la yeeshaan waddamada qaaradda.



Waxa uu ka hadlay qiimaha dimqoraadiyadda, iyo inuusan doonayn Maraykanku in Afrika uu wax u yeeriyo.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa siyaasaddan Maraykanka ka waraysatay Professor Xasan Cabdi Kaynaan oo horey ugu soo shaqeeyey Qaramada Midoobay haatanna ka faallooda arrimaha maamulka iyo horumarinta Geeska Afrika.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*