7th September 2024  admin  Category :

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha SNM Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay colaadda muddaba ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Gacan ku dhiigle Biixi ayaa hadalkan ka sheegay khudbad sanadeed uu shalay ujeedinayay baarlamaanka beelaha Isaaq

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*