![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2022/07/01460000-0aff-0242-3bbe-08da6809c1d7_w1023_r1_s-624x351.webp)
6th February 2025 admin Category :
Maxay ka wada hadleen labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Djibouti?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la guddoonsiiyey billad-sharafta ugu sarraysa dalka Jabuuti oo uu guddoonsiiyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.Madaxweyne Xasan oo booqasho ku jooga dalkaasi ayaa sidoo kale maanta ka hor hadlay baarlamaanka dalka Jabuuti.