7th September 2024  admin  Category :

Ambassador Yamamato afxumada uu ku hadlay waxa ugu wacan isaga oo la leeyahay Soomaaliya waxa uu Mareykanku galiyay ama ku kharashgareeyay $3 billion, waxa natiijo ahna oo la taaban karo dhinacyada maamulka (governance) iyo amiga (securiry) laga ma hayo. Culays ayaa Ambassadoorka ku soo wajahan. Taasaa ugu wacan hadalada adag isaga oo uga dan leh in uu Washington natiijo tuso. Taasina dagdag kuma imanayso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*