5th October 2024  admin  Category :

Magaalada Laascaanood bannankeeda waxaa ka socda dagaal aad u darĂ¡n kaas oo billoowday saakay subaxnimadii hore, welina waa uu socdaa, meelaha ugu badan ee dagaalka uu ka socdo ayaa ah agagaarka goojacadde, buurta anteenada, iyo diyaaradda halka loo yaqaan. Waxaa aad u yar wararka ku aadan qasaaraha dagaalka inta uu gaarsiisan yahay. Hadaba wararkii ugu danbeeyay fadlan hoos ka dhageeyso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*