10th April 2026 admin Category :
Culumada iyo bulshada magaalada Hadaaftimo ayaa dadka muxsiniinta ah ka codsaday in ay kala qayb qaataan dayactirka iyo dhammaystirka masjid magaaladaas ku yaal.