
14th March 2026 admin Category :
Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga
Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis ah ka sameyn doona xeebaha dalkeenna, tallabadaas ayaa qeyb ka ah fulinta heshiisyo iskaashi dhaqaale iyo difaac oo ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.
Munaasabadda sagootinta Markabka waxaa maanta ka qeyb galay Wasiirrada Batroolka iyo Dekadaha Soomaaliya, Maareeyaha Hay’adda Batroolka, Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga iyo masuuliyiin kale, dhanka Turkiga masuuliyiin sare oo Wasiirka Batroolka uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay munaasabadda taariikhiga ah ee sagootinta Markabka Cağri Bey.
🇹🇷🚢Çağrı Bey sondaj gemisi ilk görev yeri Somali için yola çıktı.
— TRT HABER (@trthaber) February 15, 2026
Cumhurbaşkanı Erdoğan, Enerji ve Tabii Kaynaklar Bakanı Bayraktar ile telefon görüşmesinde gemi personeline seslendi.
📌"Bu sondajlarla tüm dünyada Türkiye'nin gemilerinin sesini duyacağız, duyuracağız." pic.twitter.com/j7cvzLpKqw
\
🇹🇷Çağrı Bey sondaj gemisi Somali’ye uğurlandı.
— TRT Haber Canlı (@trthabercanli) February 15, 2026
Enerji ve Tabii Kaynaklar Bakanı Alparslan Bayraktar, törenin ardından TRT Haber’e konuştu.
📌“Çağrı Bey’i tarihi bir göreve uğurluyoruz. Çok zor bir operasyon, inşallah hayırlı neticeler alacağız.” pic.twitter.com/21X50yrJ0g


















