16th September 2024  admin  Category :

Dowladda Maraykanka ayaa cambaaraysay weerarada aan kalasoocidda lahayn ee shacabka Reer Laascaanood lagu laayay, weeraradaasoo ay guryahooda uga qaxeen dad ka badan 185 kun oo qof. Dowladda Mareykanku waxay ku baaqday ‘in la joojiyo dagaalka, kuwa mas’uulka ka ahna lala xisaabtamo’.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*