28th March 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadkii Farmaajo ku sheegi jiray ciidan qaran oo ku noqday asalkoodii

https://allsanaag.com/ma-ciidan-qaran-baa-mise-waa-mooryaan/

One thought on “Maleeshiyo Beeleedka Muqdisho

  1. Jirac

    Unbelievable Somalia 2021 wali waa 1991 adoon xorowday. Mararka qaar waxaan ku fekeraa tolow maxaad yeeli lahayd haddad maanta”Farmaajo” ahaan laheyd 100% sidiisa oo kale ma ahaadeen laakiin “Walee Mogadishu iney Yan caasimad aan ku shaqeeyo ii ahaateen guaranteed” markaad u fiirsato waxa kali ah ee isbedelay waa baabuurta qoryuhu saaranyihiin. Allah ha u nacariisto nimankii askarta ahaa ee puntland way dadaaleen oo wax way ka raadiyeen Somalia xasilan wayna guteen waajibkoodii lakiin maanta waa 2021 ma ahan 1991. Dadbaa ila yaabi jiray markaan idhaahdo beesha Isaaq haday odhan lahaayeen inta aan degno beel ahaan baan goosanay sida ciisaha Djibouti maanta dowlad bay ahaan lahaayeen laakiin awooweyaashayo taariikh doodaan assin ee cunsurinimada ah baan diiday iyo hab u dhaqanka SNM ee Somalinimaba neceb waana sababta keentay in puntland la dhiso loona jiheeyo bal in somalia federal ah la helo la tijaabiyo 75% lagu guuleystay lagana soo saaray dowladnimadii “ceelka ku dhac day 1991 waxaan arkayey Galaal wuxuu ku jiray dadkii u jilbeysnaa “Dibirgoynta Daarood” regime baa lala diriyeye waxay u rogeen isir. Waa suaasha aan is weydiiyo odaygii aan weydiiyaba dhahayo maandhow jooji warkaas hade xasuuq baa dhacay aan laga xisaabtamin oo ku dhacay SOMALI aan aheyn Daarood kali ah ee leh Barawani Shanshi, jareerweyne, Bantu, Carab Saalih, European Somali mix, Dir, Eelay iyaka gaajo taariikhda gashay baaba ku dhacday. Ilaa hada Uma hayo jawaab Hargeysa iyo Mogadishu ma 1991 bay Daarood ka xoreebeen oo ma waxay ahaan jireen “Addon or slaves” cid iiga jawaabta waan la’ahay.suaashaas. Dagaal sokkeye waa dhacaa dalal badan buu ka dhacay waxna ka bartay kana gudbay laakiin 1991 to 2021

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*