23rd January 2025  admin  Category :

Galmudug iyo Hirshabelle waa jireen markii Macawisleeyda la hubènayey.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, markii uu ku guulaystay hogaanka Soomaaliya shaqaddii ugu horaysay uu bilaabay gudaha Soomaaliya waxay ahayd siddii uu u hubayn lahaa beesha uu ka soo jeedo, isaga oo xafiiskiisiina u rartay gobolada dhexe ee Soomaaliya. Wuxuu samaystay maleeshiyad uu ula baxay Macawisleey. Intii ù madaxweynuhu ku dhex jiray tababrka iyo hubaynta Macawisleeyda beeshiisa, marna lagma maqal ciidan ay gàar u leeyihiin màmulada Galmudug iyo Hirshabeele.oo uu maanta iyaga hubaynayo

Khilaafka ka dhaxeèya madaxweynha iyo maamulada Jubbaland iyo Puntland ayàa hadda waxay keentay in deeqihii caalamku ku bixin jireen la dagaalanka argagixisada in loo qaybsado Macawisleey, Galmudug Hirshabeele, Banaadir iyo Nisada Sanbalooshe

 

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ku wareejiyay Wasiirrada Amniga ee Galmudug iyo Hirshabeelle lix gaari oo loogu talo galay ciidanka Booliska ka howlgala deegaannada dhawaan laga xoreeyay kooxda Khawaarijt

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*