28th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, oo Saaka Safar Dhulka ah uga soo Amba baxay Magaalada Gaalkacyo ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland.

          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*