29th September 2022  admin  Category :

Madaxweyne JFS oo wadahadal taleefoon la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka

Madaxweynaha Soomaaliya JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal taleefoon la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Antony Blinken.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xoghaye Blinken kala hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, iyadoo Madaxweynuhu uu dowladda Mareykanka uga mahad celiyey taageerada ay u fidiso dadka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu yiri, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Mudane Antony Blinken, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal. Madaxweynaha ayaa Dowladda Maraykanka uga mahad celiyey taageerada ay u fidiso Dowladda Federa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*