23rd January 2025 admin Category :
maxaa beesha Daarood looga reebay wafdiga masaxweynaha.
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Culusoww iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo ay ka maqan yihin beesha Daarood ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Recep Tayyip Erdoğan.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa. Ankara u yimid ka qeybgalka wareegga saddexaad ee wadahalada u dhaxeeya Nuqdisho iyo Itoobiya iyo beesha Isaaq oo isku lamaanan oo iyagu mid ah donaya inay la hadlaan Muqdisho.
Midig: Abgaal. Raxanweyn, Habar gidir, xawadle iyo Isaaq.
Mar kasta oo madaxweyne Culusoow dalka dibadiisa u àado ka qayb galka wada hadalada u dhaxeya Hargaysa iyo Muqdisho, wuxuu iska ilaàliyaa in qof ka soo jeda besha Daarood uu ka mid noqdo wafdigiisa, wàna sababta uu horay ugu sii kaxaystay beelaha kale ee Soomaaliyeed aan ka ahayn. besha Dàarood.
Madaxweynuhu ujeedada ugu weyn uu leeyahay ayaa waxay tahay siddii ay Soomaàlidu wax ugu qaybsan lahayd Waqooyi iyo Konfur, ayna u kala qààdan lahaayeen madaxweyne iyomadaxweyne ku xigeenka la doonayo in dastuurka loo bedelo. Waana sababta keentay dagalka siyasaded iyo mid dagaal e lagu qaaday maamulada Puntland iyo Jubaland oo la doonayo in wiiqo o laga dhigo kuwo aan waxba diidi karin
Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayowAllsanaag.com