
11th March 2025 admin Category :
Go’aannada ay caawa soo saareen qaar ka mid ah xubnaha Madasha Wadatashiga Qaranku waa kuwa aan xambaarsanayn aragti heer qaran ah oo u adeegaysa midnimadda iyo nidaamka heshiiska lagu yahay, waxayna hareer marsan yihiin sharciga iyo dastuurka dalka.