5th January 2025 admin Category :
Daawo Deni Muuse Biixi oo ku leh “hadaad SNM ahayd , Rag SSDF ah ayaa halka jooga oo waa layska kaa celinayaa. Maanta Muuse Buuxi iyo beesha Isaaq oo hubaysan ayaa gobolka Sanaag duulaan ku soo qaaday , Halka madaxweyne Deni iyo SSDFtiisii uu ku faanayey ay mareen bootadii hore ee aayd Laascaanood Faataxo laguma qabsan