7th May 2025  admin  Category :

oosaaso: 30 April 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin, oo ka mid ah Isimada dhaqanka Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay Amniga iyo horumarka Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland, waxaana kala qeybgalay Madaxweynaha, xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda iyo Saraakiil Madaxtooyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*