22nd December 2024 admin Category :
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala diray xubnaha gudiyada kala ah.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala diray xubnaha gudiyada kala ah.
1-Guddigii Doorashooyinka Qaranka.
2-Guddigii Xaduudaha.
3-Guddigii Hay’adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha.Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in ay soo dhisto Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga a Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka si waafaqsan Qodobka 112aad ee Dastuurka KMG iyo shuruucda lagu dhisayMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala diray xubnaha gudiyada kala ah.
1-Guddigii Doorashooyinka Qaranka.
2-Guddigii Xaduudaha.
3-Guddigii Hay’adda Diiwangelinta Aqoonsiga Dadweynaha.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in ay soo dhisto Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xubnaha Guddiga a Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka si waafaqsan Qodobka 112aad ee Dastuurka KMG iyo shuruucda lagu dhisay