
24th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho
Muqdisho 08 June 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalaya Caleemasaarka Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ka dhacaya Muqdisho



