7th September 2024  admin  Category :

Gabadhii uu Madaxweynuhu Soddoga u ahaa ayaa isagii ka dartay.

Xaawo Axmed, oo uu qabo mid ka mid wiilasha madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo dhowaana Mashruuca nin walboow ninkaaga ama Gabadhaada noolaysiido loogu magcaabay Gudoomiyaha Hay’adda Tayadhawrka Qaranka, ayaa ka dartay Sodogeed oo waxaan Xaaraan iyo musuqmaasaq, eex iyo qaraabo kiil aan ka shaqayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*