![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/419290300_934430751372111_1374176983487662337_n-624x468.jpg)
12th February 2025 admin Category :
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda Maamulka SSC Khaatumo LaasacaanodMadaxwaynaha ayaa inta u halkaasi ku sugan yahay la kulmi doona Maamulka SSC Khaatumo ,Odayaasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada SSC Khaatumo.