28th November 2024 admin Category :
Sadex kun oo arday ayaa imtixaankii ku dhacday, sababtuna waa si sanadka danbe ay lacgta u sii bixiyaan. Bulshaddii gobolada Togdheer iyo Waqooyi galbeed ayaa waxa soo wajahday xaalado adag, kadib markii ay isu biirsadeen qabyaalad, shaqo la’aan iyo Sicir barar
https://youtu.be/-Sl6Gw7aQcM